27.9 C
Mogadishu
Sunday, May 3, 2026

Amar laga soo saaray doorashada Cadaado oo la jibiyay & madaxtooyada oo….

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Cadaado (Caasimada Online)-Gudiga madaxa banaan ee xalinta Khilaafaadka heer maamul goboleed ayaa shalay soo saaray digniin ku aadan inaan la qaban doorashada kuraasta aqalka hoose ee baarlamaanka beelaha qaarkood.

Kuraasta la amray in dib loo dhigo ayaa waxaa ku tartamayay beelaha hoose ee Murusade, waxaana muuqata  inaan la qaaday amarkaasi oo la jibiyay.

Qoraalka kasoo baxay gudiga xalinta khilaafaadka doorashada heer maamul goboleed ayaa waxaa lagu sheegay in loo baahan dib u dhigada kuraasta qaar maadaama murunno badan badan ka jiraan.

Hoos ka akhriso

22 111

- Advertisement -

Read more

Local News