Muqdisho (Caasimada Online)-Doorasho aad u xiisa badan ayaa waxa ay maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Doorashadaani ayaa waxaa ku loolamaayay Musharaxiin kala miisaan duwan, waxaana ugu danbeyntii lagu doortay Musharaxiinta qaar, halka qaarna ay ku hareen Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose.
Doorashada ayaa waxaa kusoo baxay Musharaxiin kala ah:
1-Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo ku guuleysatay 48 cod.
2-C/salaan Sheekh Xasan Barsane oo ku guuleystay 29 cod.
3-Cabdulaahi maxamed Nuur oo helay 28 cod.
4-Cusmaan Maxamed Cabdi oo loo yaqaano Cusmaan Daalo, oo helay 50 cod.
Xildhibaanadaani cusub ayaa shaqeyn doona 2016/2020-ka, waxaana laga filayaa inay kamid noqon doonaan kuwa cadaalada ku dhaqa dalka.
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

