26 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025

Maxaa ka qabsoomay lixdii tiir ee madaxweyne Xasan uu ballan qaaday ?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo afartii sano ee la soo dhaafay madaxweyne ka ahaa dalka Soomaaliya, hadana ah Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa horay u soo bandhigay ajandihiisa Siyaasadeed ka hor inta uu xilka ku guukeysan afar sano ka hor, waxaana barnaamijkiisa uu gundhig ugu dhigay Lix Tiir

Hadaba maxaa ka hirgakay Lixda tiir ayaa waxaa ka mid ahaa Xaslinta dalka, dib u habeynta dhaqaalaha, Midnimada iyo wadajirka, horumarinta Adeegyada Bulshada, Xiriirka Caalamiga ah iyo Nabadeynta iyo dib u heshiisiinta.

Halkan Hoose ka akhriso Warbixintan arrintaas ku saabsan oo madaxtooyada ay soo bandhigtay.

Barnaamijka Lixda Tiir

- Advertisement -

Read more

Local News