26.7 C
Mogadishu
Monday, November 17, 2025

Askarigii fashiliyey qaraxii dugsiga dhega-badan oo Farmaajo weydiistay $100,000

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Askari ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka ayaa Madaxweynaha Qaranka Maxamed C/llahi Farmaajo ka dalbaday lacago abaalmarin ah oo uu cadadkeeda ku sheegay $100,000 (Boqol kun oo doolar).

Askarigaani oo lagu magacaabo Deeq ayaa sheegay inuu fashiliyay weerarkii Qaraxii kadhacay warshadii hore ee Nanaca degmada wadajir ee gobolka Banaadir.

Halkan ka aqri faahfaahinta warkan.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News