24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

Akhriso: Qabiilada ay ka soo kala jeedaan gudoomiye ku xigeenada iyo xoghayaha gobolka Banaadir loo magacaabay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada online) – Waxaa maanta is badal lagu sameeyay  hogaanka sare ee maamulka Gobolka Banaadir , waxaana lagu dhawaaqay gudoomiye ku xigeenada gobolka iyo xoghayaha guud ee gobolka Banaadir

Haddaba caasimadda online ayaa idiin soo gudbineyso magacyada , xilalka, iyo qabiilada ay kasoo kala jeedaan xubnaha maanta lagu dhawaaqay

1-Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa loo magacaabay Marwo Muluuka Dheere Sheekh Cabduqaadir Wa Beelaha Cad Cadka “ Reer Xamar”.

2- Guddoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay Mudane Saalax Sheekh Maxamed Waa Hawiye—Murusade

3- Guddoomiye Ku xigeenka Arimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay Mudane C/llaahi Xaaji Erig Waa Habar Gidir—Sacad.

4- Guddoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud waxaa loomagacaabay: Aadan Sh Cali Habar Gidir—Duduble.

5- Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir waxaa loo magacaabay Marwo Subeyda Maxamed Mukhtaar Waa Digil iyo Mirifle—Raxa Weyn.

 

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60