25.5 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025

Cabdiweli Gaas oo wareegto ku magacaabay xil cusub oo muhiim ah

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Bosaso (Caasimada Online)-Hogaamiyaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa magacaabay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Hogaamiyaha ayaa waxaa lagu magacaabay  Sareeye Guuto Saciid Axmed Maxamed (Shoodhe).

Wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay in magacaabida Taliye ku-xigeenka ay timid ka dib markii uu dhawaan iscasilay General Deyr Xaaji Cabdi oo muddo dheer soo hayay shaqadaas.

- Advertisement -

Read more

Local News