udoomiyihii hore Barlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan oo shaly dib ugu soo laabatay saasimada Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa waxaa intii uu ku kala sugnaa Dubai iyo Kenya uu waday qorshaha Maamul goboleedka loogu magac daray Koonfur Galbeed State of Somalia, taasi oo uu ka dhaadhicinaayey Dadka ka soo jeeda Goboladaasi…. Halakn kasii aqri warkan oo dhamesyitiran
Daawo: Jaamac oo xog ka bixiyay fadeexada Danab, “Rag waaweyn ayaa ku lug leh”
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay fadeexadda musuq-maasuq ee hareysay taliska ciidanka Danab.
Wasiir...