25.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025

Waxa ay weysay wiilkeeda oo nolosha 18 qof gacanta ku hayey (Daawo Video)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Bal qiyaas xanuunka iyo dhaawaca qalbi ee ay leedahay marka aad weyso wiilkaaga gacanta ku hayey oo taageerayey nolosha 18 qof. Waa sheeko ka mid ah mahadhada qaraxyada Muqdisho, waana qisada xanuunka badan ee hooyo Xakiima Cusmaan Jimcaale. Hoos ka daawo muuqaalka warbixintan.

- Advertisement -

Read more

Local News