Muqdisho (Caasimada Online) – War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya inuu qarax uu ka dhex dhacay gudaha xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo loo maleynayo inuu yahay is-miidamain uu sameeyey qof ku dhex jiray gudaha xarunta, ayaan weli laga hayn wax faah-fahain ah.
Markii uu qaraxa dhacayey ayaa waxaa xarunta ka socday shirka tubaha qaran oo ay shirar joogto ah oo dowladda Soomaaliya ay qabato.
Naga filo faah-faahin dhowaan Isnha Allah.
Caasimada Onlien
Xafiiska Muqdisho
[email protected]