26.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

Sixitaan: War ku saabsan NISA oo u yeertay idaacadaha

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Goor sii horreysay oo maanta ah waxaan qornay war ku saabsan in idaacadaha Muqdisho qaarkood oo gaaraya ilaa afar looga yeeray xarunta NISA. Warkaas oo ay na siiyeen ilo-wareedyo, waxaa maamulka NISA iyo idaacadahaba ay xaqiijiyeen inuusan jirin. Waan ka cudur daaranaynaa qaladkaas.

Maamulka Caasimada Online

- Advertisement -

Read more

Local News