24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

Sharuudaha looga mid noqon karo baarlamanka Galmudug oo la soo saaray

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Guddiga Farsamada Maamul U Samaynta Galmudug ayaa waxay soo saareen sharuudaha laga doonayo shakhsiga doonaya in uu ka mid noqdo Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socota soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka xigga ee Galmudug, waxaana sharuudahan la soo saaray, xilli aanay horey u kala cadayn qofka noqon kara Mudane Baarlamaanka Galmudug ah.

Guddiga Farsamada ayaa soo saaray 11 qodob oo laga doonayo qofka noqonaya Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, iyadoo qodobadan ay saamaynayan dhammaan 89-ka Xildhibaan ee Baarlamaanka Galmudug.

Hoos ka aqriso qoraalka guddiga

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60