26.5 C
Mogadishu
Monday, June 9, 2025

Guddiga wada-hadallada DFS iyo Somaliland oo la kulmay jaamacadaha Xamar

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddiga wada-xaajoodka DF Soomaaliya iyo Somaliland ay kulan la yeesheen qaar ka mid ah jaamacadaha ku yaalla magaalada Muqdisho.

Gudigaan oo uu xubin ka yahay  Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyow) oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa aad ugu dheeraaday xaalka haatan ay kala taaganyihiin Soomaaliya iyo Somaliland iyo sida loogu baahan yahay in dadka walaalaha ah ay mar kale midoobaan.

Waxaa sidoo kale halkaas ka hadlay macalimiinta Jaamacadaha ay la kulmeen Gudigaas, oo aad ugu dhiiri galiyay in laga baxo Go’doonka siyaasadeed ee Xiligaan dhex yaala Hargaysa iyo Muqdisho, ayaga oo sheegay in ay dadka Walaalo yihiin lana midoobo.

Halkaan Hose ka aqriso warsaxaafadeed ka soo baxay kulankaas.

Cabdixakiin Cilmi Xasan
Wariyaheena Nairobi

- Advertisement -

Read more

Local News