31.9 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Akhriso Liiska magacyada musharaxiinta guddoonka BF ee is diiwaan galiyey

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online ) – Waxaa maalinimadii shalay Xarunta Golaha Shacabka lagu soo gabagabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya Guddoonka golaha Shacabka.

Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada Doorashada BFS C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay inay isa soo diiwaan galsheen Musharaxiin ku filan Doorashada, halka kuwa harsana uu wakhtiga ka dhamaaday.

Guddoomiyaha waxa uu sheegay in iminka ay diiwaan galsheen Musharaxiin gaaraya ilaa iyo 22-Musharax kuwaas oo u taagan xilalka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku-xigeenadiisa.

Sidoo kale, Guddoomiyuhu waxa uu tilmaamay in Doorashada Guddoonka BFS uu dhici doonta 11-ka iyo 12-ka Bishaan aan ku jirno.

- Advertisement -

Read more

Local News