Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa soo gabagabeeyay booqasho mudo 3 Cisho uu ku joogay Magaalada Kismaayo.
Wafdiga Madaxweynaha ayaa maanta ka ambabaxay Magaalada Kismaayo iyaga oo kusii jeeda Magaalada Garoowe, sida ay inoo xaqiijiyeen Mas’uul ka tirsan Juba.
Ka hor inta uusan C/weli Gaas ka dhoofin Magaalada Kismaayo, ayaa waxa uu halkaasi Heshiis dhowr qeyb ka kooban kula saxiixday Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe waxa uuna u qornaa Heshiiska sida tan:-