29.9 C
Mogadishu
Saturday, May 2, 2026

Akhriso: Puntland iyo Galmudug oo kala saxiixday qodob xasaasi ah

Bookmark
Bookmarked

Share

Gaalkacyo (Caasimadda Online) – Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu soo gaba gabeeyay Kulamo maalmahaan ay madaxda Puntland iyo Galmudug ay ku lahaayeen Magaaladaasi oo xal looga raadinayay Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.

9 Qodob ayaa ka soo baxay, Shirarkii u dhexeeyay Galmudug iyo Puntland ee looga hadlayay Nabad-geylada magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan gobalka Mudug.

- Advertisement -

Read more

Local News