25.3 C
Mogadishu
Tuesday, July 15, 2025

Akhriso: Wasaarada Arrimaha Gudaha oo war cad kasoo saartay wadahadalka Galmudug iyo Ahlusuna

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Xukuumada Somalia ayaa soo saartay war murtiyeed ku saabsan wada hadalada Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna.

Wasaaradu waxa ay war murtiyeedkeeda ku qeexday sida loogu baahan yahay in labada dhinac ay ka heshiiyaan khilaafka isla markaana ay isla gartaan wax qeybsi Siyaasadeed.

HOOS KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA

- Advertisement -

Read more

Local News