Akhriso: Wasaarada Ganacsiga oo baab’isay rugta ganacsiga Soomaaliyeed

Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Somaliya ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay lagu sheegay in la baabi’iyay jiritaaka Rugta Ganacsiga Somaliyed, sida lagu sheegay Qoraalka Wasaaradda ka soo baxay.

Qoraalkaan ayaa waxaa soo saaray Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha Xukuumadda Somaliya Khadra Axmed Ducaalle.

Wareegtadan ayaa lagu sheegay in wasaaradu ay soo sheegi doonto xilliga la qabanayo doorashada .isla markaana rugaha ganacsiga ee ka jira maamul goboleedyada ay si toos ah ula soo xiriiraan Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso