Go’aanno xasaasi ah oo ka soo baxay shirkii beelweynta Hawiye ee Muqdisho (Aqri)

Muqdisho (Caasimada Online) – Maalmahan waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaaliya uu shir uga socday odayaasha, aqoonyahanada, siyaasiyiinta iyo culimada beelweynta Hawiye.

Shirkan ayaa looga hadlayey aayaha beesha Hawiye iyo sidii looga hortagi lahaa siyaasadda dowladda Soomaaliya ee ku dhisan la dagaalanka iyo dib u dhisigita beesha Hawiye, waxaana laga soo saaray qodobada hoos ku qoran.

image-0-02-01-ab8530767b6af18272df084c86ec7369f36715282dc941a648e34815f0c43a9b-Vimage-0-02-01-64b0f3f9f860c41fa6ec9d460bcb71dae13d4ae997efa6eb1c6da351cb84eb5c-Vimage-0-02-01-f3f8efe253a09917bec764b2aaf3af9c075ec548748a1d5e21b6b27ab349dc03-V