Kismaayo (Caasimada Online) – Heshiis ay wada gaareen siyaasiyiinta Beesha Sade iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) madaxweynaha maamulka Jubba oo in muddo laga shaqeynayay, isla markaana uu ka muuqda tanaasulaad fara badan ayaa shalay ugu danbeyn lagu soo bandhigay kulan ka dhacay magaalada Kismaayo.
Kulankan oo uu goobjoog ka ahaa Axmed Madoobe, waxaa sidoo kale ku sugnaa xubnihii siyaasiyiinta beesha Sade, waxaaana heshiiska uu ka koobnaa 10 q0dob



