Aqriso: Liiska magacyada xildhibaanada beesha Dir ee saxiixay MOOSHINKA ka dhanka ah Xasan

Asad Cabdullahi MataanBy Asad Cabdullahi Mataan

Muqdisho (Caasimada Online) – Akhristayaal waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa Liiska xildhibaanada DIR ee saxiixay Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo 12kii Ogost loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka.

Hoos ka aqriso Liiska 

dir