Aqriso: War-murtiyeedkii iyo qodobadii kasoo baxay shirka London oo dhameystiran

Magalada London ee dalka Ingiriiska ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey shirkii looga hadlayey arrmaha somaaliya, waxaana laga soo saaray war murtiyeedka iyo qodobo gaarayo ilaa 30 qodob.
Caasimadda Online ayaa dadaal dheer ku bixisay war murtiyeedkaas oo ku qornaa Luuqaadda Ingiriiska inay idinkaga soo dhigto afka Soomaaliga si ay ugu fududaato akhristayaasheena daneenayo inay helaan natiijada shirka London.
Halkaan hoose ka akhris war murtiyeedka iyo qodobada kasoo baxay: