27.6 C
Mogadishu
Thursday, May 14, 2026

Arag: Sawir qosol badan oo muujinaya jahwareerka haysta CCC Sharmaarke

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa shalay kala diray xukuumaddiisa cusub kadib markii ay taageero ka weysay xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa maalmahanba haystay jahwareer siyaasadeed oo dhib badan, waxaana farshaxmiiste Amiin Caamir uu sawir gacmeed qosol badan ka sameysay xaalka wareersan ee uu Cumar Cabdirashiid iminka ku sugan yahay.

Halkan hoose ka arag sawirka.

18_JAN_2015

 

 

- Advertisement -

Read more

Local News