Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirada cusub ayaa qaarkood lagu dhaliilay wax-qabad xumo, iyada oo raja aan wanaagsanayn laga muujiyey in xildhibaanada Barlamaanka ay kalsooni siiyaan.
Barnaamijka Doodda Royal ee ka baxda TVga Royal ee xaruntiisu tahay magalada London ee uu daadihiyo wariye Maxamed Yuusuf ayaa lagaga doodday arrintaas.