Arag sawiro daruuf adag muujinaayo oo laga soo qaaday Soomaalida dalka YEMEN kasoo laabtay

Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo mudooyinkaani dambe Dekadda Boosaaso ay soo gaarayeen Soomaali farabadan oo kasoo barakacay Dagaalada ka socda dalka Yemen, ayaa waxaa iminka Dekadda soo gaaray Markabk sida Carruurtii ugu badneyd.

Safarkaani Soomaalida lagu soo qaaday ayaa aad uga duwan Safaradii hore waxa uuna Markabku soo qaaday Carruur iyo dhalinyaro kuwaasi oo qaarkood kasoo dhuuntay reerkooda sida ay sheegen, kadib markii ay u adkeysan waayen Dagaalada socda.

Waxaa ka dhexmuuqday Markabka Hooyooyin da’ ah oo ay ka muuqatay rafaad isugu jiray Baahi, Xanuuno iyo duruufo kale.

DAAWO SAWIRADDA
30

26

25

27

1

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17

18

19

20

21

22

23

24

28

29

33

44