Daawo Sawirrada: Weerarkii SHIRKA CADAADO!

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee Magaalada Cadaado gaar ahaan kuwa qaabilsan Xarunta uu shirka ka socdo, ayaa soo bandhigay meydadka Ragii weeraray Xarunta uu shirka ka socdo.

Afar nin oo mid ka mid ah uu isqarxiyay, xilli uu baabuur watay ayaa fulisay weerarka, halka saddex kalena ciidamada ammaanka Xarunta ay toogteen.

Fagaaro ku yaala Magaalada Cadaado ayaa lagu soo bandhigay raggaan meydadkooda oo Saxaafadda muuqaal ay halkaasi uga duubtay.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16