27 C
Mogadishu
Tuesday, July 15, 2025

Arag sawirrada: Mashruuca keydka shidaalka ee ugu weyn bariga Africa oo ka socda MUQDISHO

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa gebo gebo ku dhow dhismaha mashuuraca labaad ee keydka shidaalka ee ugu weyn bariga qaaradda Afrika, oo laga hir-gelinayo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Mashruucan, oo dhismihiisu socdo muddo saddex sano ah, ayaa waxaa maal-gelinaya ganacsato reer Muqdisho ah, waana astaan kale oo ku tusyesa horumarka ka socda Muqdisho.

Keydkan shidaal ayaa yeelan doono deked u gaar ah oo ay kusoo xirtaan maraakiibta shidaalka sida.

Hoos Daawo sawirrada mashruuca

keyd 1keyd 2keyd 3keyd 4keyd 5

- Advertisement -

Read more

Local News