32.9 C
Mogadishu
Monday, May 4, 2026

Arag sawir gacmeed cajiiba oo laga sameeyay mucaaradka dalka Jabuuti oo bud isla dhacay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawiraaga Caanka ah Amin Camir ayaa sawir gacmeed ka sameeyay kursi Jaceylka Xisbiyada Mucaaradka Jabuuti, kuwaasi oo doorashada ka hor isla dhacay bud.

Sawirka ayaa waxaa lagu cabiray sida aysan Xisbiyada isku aaminin goortii ay imaado dheef Siyaasadeed, waxa uuna Sawirkaani muujinayaa in Xisbiga Mucaaradka Jabuuti uu Khilaaf aawgii uga hari doono doorashada dhawaan ka dhici doonto Dalka Jabuuti.

Dhanka Xisbiyada Muxaafidka ayaa waxaa ka sharaxan Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo isagu xal u arka in uu kusii fadhiyo Kursiga, isaga oo aad uga baqaayo in Xisbiyada Mucaaradka ay burbur u horseedan Dalka Jabuuti.
JABUUTI_NEW (1)

- Advertisement -

Read more

Local News