Arrag Sawir muujinaya arrin halis ah oo WASIIR Cabdisalaan HADLIYE uu gacmaha kula jiro…!!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Amin Camir ayaa Sawir gacmeed cajiib ah ka sameeyay Madaxweynaha Kenya Uhurro Kenyatta iyo Wasiirka arrimaha Dibadda Somalia C/salaam Hadliye.

Sawirka ayaa lagu muujiyay in Hadliye uu guri ka iibsaday Magaaladda Nairobi, sidaa darteedna lagu cadaadinaayo inuu faraha kala baxo arrimaha la xiriira muranka Badda Somalia.

Sawirka waxaa sidoo kale lagu muujiyay in Hadliye uusan dan ka laheyn arrimaha Badda balse uu ku taamayo in guriga uu ka iibsaday Kenya kula dhuunto waxyaabaha uu ka boobo Dowlada Somalia iyo shacabkeeda.
badda55 copy