27.7 C
Mogadishu
Saturday, June 13, 2026

Arag sawir gacmeed laga sameeyay qabyaaladda r/wasaare Cumar Cabdirashiid oo irdaha jabsatay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani ayaa muujinaayo qabyaalada Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid Cali oo gaartay heer Badda Somalia uu u kala saaro Badda Hawiye iyo Badda Daarood.

Sawir gacmeedkaani ayaa daba socda iibinta Cumar C/rashiid ee uu iibiyay Badda Somalia, waxaana Sawirka lagu cadeeyay in Badda Somalia qeybteeda Koonfurta aysan micno laheyn inuu iibiyo.

Sawirka waxaa sidoo kale lagu muujiyay in kaliya uu u danqaday Badda qeybta xigta xeebta Puntland taasi oo qeyb ka ah qabyaaladda Cumar C/rashiid uu ka dhex wado Somalia.
CUMAR_BADA

- Advertisement -

Read more

Local News