Arag sawir gacmeed: R/W CC & Shariif Xasan oo isu faanay (Keebaa iibinta dalka ku wanaagsan?)

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxaniiste amiin arts oo aalaaba sawir gacmeed ku cabira xaalada taagan ayaa waxa uu Sawirkiisan ku bidhaamiyay in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia Shariif Xassan uu iib ku raadinaayo deegaanka Buurhakaba.

Shariif Xassan ayaa arrintaasi kala hadlay Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Cumar C/rashiid oo isaga caan ku ah iibinta iyo suuq geynta dhulka Soomaaliyeed, inkastoo Cumar C/rashiid uu ka cudur daartay isaga oona sheegay in howshiisa ay ka weyntahay Deegaan la iibgeeyo waxa uuna cadeeyay inuu iibiyo Badda Somalia.
BUURHAKABA