Sawir qosol badan oo oo laga sameeyay C/raxmaan Faroole

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani qosolka badan ayaa waxaa laga sameeyay Madaxweynihii hore maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, kaasi oo wax laga weydiiyay cida ilaalin doonta goortii uu gaaro magaalada Muqdisho isagoo musharax ah.

C/raxmaan Faroole oo uu su’aal weydiiyay shaqsi lagu miisaalay Weriye ayaa waxa uu ku jawaabay Faroole inaanu ku kalsooni qabin ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM.

C/raxmaan Faroole waxa uu ku jawaabay inuu ku tashanaayo kuna kalsoon yahay ciidamada Shiinaha oo amaankiisa sugi doona.
faroole