Muqdisho (Caasimada Online)-Sawiraaga caanka ah ayaa Sawirkaani ka sameeyay Taliyaha Nabadsugida Qaranka Somalia Cabdiraxmaan Tuuryare.
Sawirkaani xanbaarsan ujeedada fog, ayaa waxaa lagu aftiiminayaa in Taliyaha uu xiligaani daneynaayo miisaaniyada Nabadsugida Qaranka, halka Ciidamada dhiigooda uu ku daadanaayo wadooyinka aysan qaadan xuquuqdii ay lahaayen.
Sawirka Taliyaha waxaa lagu muujiyay in Taliyaha uusan ahmiyad siineynin amniga, hase ahaatee uu door-bidaayo in lacagtaasi loo ogolaado, amnigana lagu wareejiyo maamulka Gobolka Banaadir.


