32.9 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Sawir: Arag sida Gabre uu u ololinayo SOMALIA

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu cadeynayaa kaalinta uu Gen.Gebra ka qaadanaaya ololinta Somalia, isaga oo u adeegsanaaya Siyaasiyiinta Soomaalida.

Sawirkaani waxa uu kuu muujinayaa in Somalia ay ka degi la’ dahay Dowlada ethiopia oo iyadu hortaagan in Somalia ay ka hanaqaado halka ay iminka taagan tahay.

Burburinta iyo Qaska ethiopia ee Somalia ayaa waxaa garab ku siiya Siyaasiyiin kasoo jeeda dalka kuwaasi oo dharaar cad iibsaday dadnimadooda iyaga oo dhaqan iyo caado ka dhigtay in Sirta Somalia ay u iibgeystaan magaalada Addis Ababa.
GGG

- Advertisement -

Read more

Local News