24.4 C
Mogadishu
Saturday, July 12, 2025

Arrag sawir qosol badan oo laga sameeyay afduubka ay doorashada ee Xasan iyo Faarax

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu cabiray dhibta ka taagan doorashooyinka Somalia ee 2016-ka oo dhowr jeer dib u dhacday.

Sawirka waxaa lagu muujiyay Madaxweyne Xassan Sheekh iyo Xildhibaan Faarax C/qaadir oo afduubtay doorashada Somalia, iyaga oo hortaagan qaab waliba oo suuragalinkara dhicitaanka Doorashada.

Xasan Sheekh oo cabsi ka qaba in dib uu usoo laabto ayaa waxa uu fashilinta doorashada u adeegsanayaa dhaqaale iyo Xildhibaan Faarax C/qaadir oo isna lagu tiriyo ragga uu ka shidaal qaato Xassan Sheekh.

Sawirkaani waxa uu daliil u noqonayaa afduubka ay Madaxtooyada Somalia ku heyso doorashada Somalia, waxa uuna shakiga ugu badan yahay inaanu dhici doonin doorasho.
dora-copy

- Advertisement -

Read more

Local News