28.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 26, 2026

Sawir qosol badan oo laga sammeeyay FAARAX

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu miisaaliyay Xildhibaan Faarax C/qaadir oo u diyaar garoobaaya noqoshada Madaxweynaha Somalia ee dabayaaqada sanada 2016-ka.

Xildhibaan Faarax C/qaadir oo saaxiib dhow la ah Dowlada Ethiopia, ayaa ku haminaaya in dalka uu kolkiisa maamulo, sida xogta Sawirka lagu sheegay.

Dowlada Ethiopia oo la dhacsan Somalia oo cagta saartay dhabaha Fashilka ayaa kusii dhiiraneysa in wareegaani ay la imaado Madaxweynaha cusub ee 2016-ka, maadaama kan iminka jooga ay ka gaaren dantii laga lahaa.

Dowlada Ethiopia ayaa aalaaba Siyaasada Somalia u adeegsata shaqsiyaadka astaanta u ah burburinta rajada Somalia, kuwaasi oo inbadan ku faana inay garab ka heystaan Dowladaha ay ugu horeyso Ethiopia.
Faarax

- Advertisement -

Read more

Local News