Arrag sawir qosol badan oo lagu cabiray halka uu gaaray musuq-maasuqa Mungaab

Muqdisho (Caasimada Online)-Amiinarts ayaa maanta sawir gacmeed ku cabiray miisaanka uu dhanyahay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Muungaab oo isagu lagu eedeeyo inuu la dagay hantida Gobolka Banaadir ee badi laga soo uruuriyo shacabka maatada ah.

Sawirkaani ayaa muujinaaya in Muungaab uu yahay shaqsiga ugu musuq-maasuqa badnaa Somalia, inkastoo qoraal la dul dhigay Sawirka lagu cadeeyay inay jiraan Mas’uuliyiin isaga ka musuq badan.

muungaab123