25 C
Mogadishu
Tuesday, January 20, 2026

Shariif Xasan oo sawirkii ugu qosolka badnaa laga sameeyey

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani cajiibka ah ayaa waxaa lagu muujiyay Hagar Siyaasadeedka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Sawirkaani ayaa waxaa lagu muujiyay Shariif Xasan oo buur aad u weyn kasoo daadinaaya dhowr qof kuwaasi oo ku qeyla dhaaminaaya inay cadaalad ka raadiyeen Shariif Xasan balse ay sidaani kala kulmeen.

Ujeedka Sawir gacmeedka ayaa ah in Shariif Xasan ay ka guurtay naxariista, isagoo u taagan fulinta danihiisa Siyaasadeed.

gg

- Advertisement -

Read more

Local News