Sawir xaqiiq ah oo ka tarjumaya Caasimada.com

Muqdisho (Caasimada Online) – Dad aad u farabadan ayaa isku raacay in shabakada Caasimadda Online ay labadii sano ee ugu danbeysay kaalinta Koowad ka gashay soo bandhigita xogaha dhabta ah ee la xiriira arrimaha Somalia.

Caasimadda Online ayaa xogaha kasoo kala uruuriso min caasimad ilaa gobol, waxaana xusid mudan in ahmiyada wararka ay siiso kuwa ka qarsoon Bulshada Soomaaliyeed.

Caasimada waxa ay tooshka ku ifisaa cid waliba oo lidi ku ah Qaranimada dalka, mana ka ganbato xogaha is xigxiga ee laga soo bandhigaayo min Madaxweyne ilaa Ururo is uruursaday waana tan sababtay in kalainta koowaad ay labadii sano ugu danbeysay ka gashay webseedada Afka Somaliga wax ku qora.
CAASIMADA55