SAWIR muujinaya howlgabnimada taliyaha NISA

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Hay’adda Nabadsugida Qaranka Tuuryare ayaa si cad ugu fashilmay Howlaha amaanka ee kaga aadanaa magaalada Muqdisho.

Tuuryare ayaa wakhtigiisa tan iyo markii xilkaasi loo magacaabay ku lumiyay Safaro, ku mashquulida shacabka aan waxbagalabsan, Idaacadaha iyo arrimo kale oo aan isaga khuseyn.

Waxa uu 24 saac ku jiraa safar aan hakat galin xili magaalada Muqdisho ay marti galineyso Qaraxyo iyo weeraro aan wali horay uga dhicin dalka.
AminAmirArts