Daawo Sawirrada: Ciidamo cusub oo ujeedo gaar ah laga leeyahay oo maanta lasoo bandhigay.!!!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan lagu soo bandhigay Ciidamo dhawaan loo tababaray Maamulka Hiiraan.

Ciidamadani ayaa la sheegay in loogu talo galay iney xaqiijiyaan amaanka xarumaha lagu qaban doono shirka Maamulka loogu sameynaayo Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Ciidamadaani oo aad u farabadan ayaa waxa ay tababar ku qaaten Magaalada Beledweyne waxa uuna ujeedkoodu yahay inay sugaan amaanka dhismaha uu shirka ka dhici doono.

"<br


"</p"</p