SAWIR gacmeed qosol badan oo laga sameeyay dhacdadii ciidamada Ethiopia ka qabsatay Gedo

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxaniiste Aminarts ayaa soo bandhigay Sawir gacmeed uu ku cabiraayo dhacdadii Ciidamada Ethiopia ku qabsatay Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.

Xikmada sawirka ayaa ah Taageerayaasha Gudoomiyihii Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo eryanaaya Ciidamada Ethiopia oo iyagu weerar ku qaaday hooyga Kaliil xili uu ku sugnaa Garbahaarey.

Dadka deegaanka ayaa dhagxo ku difaacay Kaliil, waxa ayna taasi sabab u noqotay in Ciidamada Ethiopia ay faraha ka qaadan Kaliil.
ETHIOPIA2015