25.9 C
Mogadishu
Monday, January 19, 2026

Sawir: Somalia oo laga helay cudur ay keeneen…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Ujeedka sawirkaani ayaa ah in dalka Somalia uu kusii baahayo Cudur la magac baxay (Ethiopia) kaasi oo ku dhacay inta badan Madaxda Soomaalida min Villa Somalia ilaa kan hoose.

Cudurkaani ayaa waxaa loola gol leeyahay Somalia oo laga qaadanaayo mab’da Ethiopia kaasi oo ay faafinayaan Madaxda dalka oo iyagu mooda in Somalia iyo Ethiopia ay yihiin hal dal.

Madaxda dalka oo iyagu lagu aaminay hantida Qaranka iyo masiirka Umadda Soomaaliyeed ayaa iyaguna dhexda u guntaday kala geynta Soomaalida, qaadashada iyo adeeca hadalka Ethiopia.

Somalia ayaa waxaa suuragal ah in xiliyada nagu soo beegan ay ku biirto dalka Ethiopia waa haddii Siyaasada ay wadaan Madaxda dalka aan laga hortagin.
Somalia

- Advertisement -

Read more

Local News