Guuleed Muuse
Ciidamo taageersan Lafta-gareen oo digniin culus ka soo saaray Baydhaba
Baydhaba (Caasimada Online) – Ciidamo taageersan maamulkii Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa digniin u diray shacabka Koonfur Galbeed, gaar ahaan dadka ku nool magaalada...
Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyey $30m iyo dhismaha safaarad cusub
Ankara (Caasimada Online) – Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa Khamiistii si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda Soomaaliya, xilli...
Go’aanka maxkamada kiiska ninkii weeraray Ilhaan Cumar
Minneapolis (Caasimada Online) – Nin deggen magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa maxkamad horteed ka qirtay dambi ah inuu weeraray mas'uul federaal ah, kadib...
Maxaa ku qornaa warqadda uu qoray Jeffrey Epstein ka hor geeridiisa ee la shaaciyey
New York (Caasimada Online) – Garsoore federaal ah oo Mareykan ah ayaa Arbacadii shaaciyey warqad la sheegay inuu qoray Jeffrey Epstein, maalqabeenkii hore loogu...
Dhirta iyo duurjoogta Somalia oo sii dabar go’aya
Muqdisho (Caasimada Online) - Tan iyo burburkii dowladnimada Soomaaliya ilaa xilligan la joogo, waxaa aad u naxdin leh nabaadguurka ku dhacay dhulkii Soomaaliya ugu...
Farmaajo oo qoraal xasaasi ah kasoo saaray xaaladda dalka, una digay Xasan
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee dalka...
Turkiga ma gumeystaha cusub ee Soomaaliya?
Ankara (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa si adag u beenisay eedeymo sheegaya inay tahay “gumeystaha cusub” ee Soomaaliya, iyadoo ku adkeysatay in xiriirka...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo caawa ku hooyanaya dalka…
Jabuuti (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti,...
Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.
To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.

