Ban-ki Moon oo gabar Soomaali ah xil sare u magacaabay (Aqri)

Muqdisho (Caasimada Online) – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa xil u magacaabay Gabar Soomaaliyeed oo si weyn qoyskeeda loo yaqaano.

Ban Ki Moon ayaa gudi kala taliyaha arimaha dhalinyarada ku daray Gabar Soomaaliyeed oo si weyn looga yaqaan reerka ay kasoo jeedo gudaha dalka Soomaaliya.

Xubnahan oo laga soo xulau dhalinyaro iyo aqoonyahano ayaa waxaa ay Ban Ki Moon kala talin doonaan arimaha dhalinyarada,nabadda iyo colaad ka saarista wadamada qalalaasaha ay ka dhaceen.

Farea Al-Muslimi (Yemen)
Luz Alcira Granada Contreras (Colombia)
Scott Attran (USA
Chernor Bah (Sierra Leone)
Ikram Ben Said (Tunisia)
Malual Bol Kiir (South Sudan)
Kessy Martine Ekomo-Soignet (CAR)
Ilwad Elman (Somalia)
Matilda Flemming (Finland)
Terri-Ann Gilbert-Roberts (Jamaica)
Saba Ismail (Pakistan)
Thevuni Kavindi Kotigala (Sri Lanka)
Nur Laiq (UK)
Mieke Lopes Cardozo (Netherlands)
Robert Muggah (Canada)
Hussein Nabil Murtaja (Palestine)
Funmi Olonisakin (Nigeria)
Salim Salamah (Syria)
Ali Saleem (Pakistan)
Hajer Sharief (Libya)
Marc Sommers (USA)

Xubnahaan ayaa waxa agudoomiye looga dhigay Graeme Simpson oo Koofur Afrikaan ah.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com