Wargelin: Caasimada Online oo weriye jooga Muqdisho dooneysa

Caasimada Online waxa ay u baahan tahay suxufiyiin la shaqeeya oo buuxiya qeybaha soo soo scoda.

Weriye kasoo qora wararka magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.

Shuruudaha laga doonayo qofka buuxin kara waa in hab qoraalkiisuna wanaagsan yahay, islamarkaana ku sugan yahay Muqdisho..

Sidoo kale dhammaan codsadayaasha waa inay access fiican u heli  karaan internet-ka

Waxa ay Caasimada bixineysaa mushahar waanaagsan. Fadlan haddii aad daneeneso shaqooyinkaas nagala soo xiriir caasimada@live.com. Insoo soo sheeg magaalada aad joogto, iyo fikradahaaga aad is leedahay waad ku hormarin kartaa tayada boggan.

Mahadsanidiin