25.3 C
Mogadishu
Wednesday, July 16, 2025

CADDEYN: Waran-cadde oo codsi baasaboor u diray DF iyo beenta loo sheego reer Somaliland

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Warqad qoraal ah oo seddex bil ka hor kasoo baxday xafiiska wasiirka arimaha gudaha maamul gobooledka Somaliland ayaa waxaa loosoo diray dowlada Federaalka Soomaaliya.

Warqada ayaa muujineysa sida Somaliland aysan kaga maarmin Soomaaliya inteeda kale oo ay inta badan dalalka caalamka ku aadaan Baasaboorka dowlada Federaalka Soomaaliya.

Warancadde ayaa qoraalka uu usoo diray dowlada Soomaaliya ku dalbanayay in dadka kasoo jeeda deegaanada Somaliland loo fududeeyo helitaanka Baasaboorka dowlada Soomaaliya.

Hoos ka akhriso

warancade

- Advertisement -

Read more

Local News