27.6 C
Mogadishu
Thursday, May 14, 2026

CADEYMO: Guddoonka BFS oo soo bandhigay Hanaanka Doorashada ay uga qayb galayaan Gobalada Waqooyi

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoonka Baarlamaanka Somalia ayaa goordhow soo bandhigay Hanaanka Doorashooyinka Xildhibaannada Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya uga qeyb galayaan Doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kala ah Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose.

Guddoonka ayaa soo bandhigay Habab kala duwan oo loo mari doono qaabka Doorasho waxa uuna Guddoonka hababkaasi ku sheegay sida tan.

ba-1 ba-2 ba-3 ba-4 ba-5 ba-6 ba-7 ba-8 ba-9 ba-10 ba-11 ba-12 ba-13 ba-14 ba-15 ba-16 ba-17 ba-18 ba-19

- Advertisement -

Read more

Local News