24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

CC iyo Faroole oo musharax u ah aqalka sare iyo Gaas oo ku dhawaaqay…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Garowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Puntland C/Welli Gaas ayaa shaaciyay 22 xubnood oo ah musharax xilka aqalka sare ee Puntland matalaysa.

Musharixiintaasi waxaa kamid ah ra’iisul wasaaraha talada haya Cumar C/rashiid iyo madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole.

Liiskaan ayaa loo gudbinayaa baarlamaanka Puntland iyaga oo kasoo xuli doono 11 xubnood oo Puntland usoo diri doonto magaalada Muqdisho si ay u matalaan.

Hoos ka akhriso
3 2

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60