Caasimada Online oo heshay waraqaddii maanta xilka looga qaaday gudoomiye Muungaab (Arag)

Muqdisho (Caasimada Online) – Caasimada Online ayaa heshay warqada xilka ka qaadista loogu sameeyay gudoomiyihii gobolka Banaadir Xasan  Maxamed Xuseen Muungaab, islamarkaana lagu magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir.

Xogyaha joogtada wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay xil ka qaadista lagu sameeyay gudoomiye Muungaab.

Warqada xilka ka qaadista ayaa xalay waxaa loo gacan geliyay gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo ka tirsan Xisbiga talada haya ee PDP.

Muungaab ayaa xilka laga qaaday isaga oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana la sheegay inuu kusii wajahnaa dalka Talyaaniga.

11224829_1162833733746071_993724323367135407_n 12187926_1162833807079397_4374009426991011277_n