CADEYN: Puntland oo qoraal sir ah u dirtay CC

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa warqad qoraal ah u dirtay Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke.

Warqadaani ayaa waxaa looga hadlay arrimo iminka taagan oo u baahan in wax laga qabto, balse uusan Ra’isul wasaaraha wali ka bixin wax jawaab ah.

Warqadaani ayaa waxa ay daba soctaa warqado dhowr ah oo siyaabo kala duwan ay isku weydaarsadeen Ra’isul wasaaraha iyo Maamulka Puntland.

HOOS KA AKHRISO WARQADA
00001-725x1024